AYUB SAID
@aoubak
Software Engineer, designer, and entrepreneur passionate about building technology that connects, empowers, and grows Somali communities.
Joined GOLE Network · Jun 2026
Wow! 🤗 waa update wayn oo cajiib ah. **TypeScript 7** Isbadal wayn bay kusoo kordhin doontaa Software-ka. Waqtigaan casriga ah waxyaabaha aadka loo xiiseeyo …
Mudane soo dhawoow - @madoobeTech waxaan ku farxsanahay inaan madasha isku aragno barasho wanaagsan. la wadaag asxaabtaada aad isku yoolka tihiin si ay u aad u …
- 1 upvote
Asc dhammaan xubnaha GOLE. 👋 Magacaygu waa **Ayub (Aoubak)**, waxaan ahay **Software Engineer**, Freelancer. Waxaan inta badan ku shaqeeyaa **React, React Na…
- 1 upvote
Waxaan aaminsanahay in khaladka ugu weyn ee developers badan sameeyaan uu yahay inay security u arkaan "feature" lagu daro marka project-ku dhammaado, halkii ay…
- 2 upvotes
Barashaso wanaagsan eng. 👏🎊
Soo dhawoow eng, waxaan rajaynayaa khibradaada inaa nooga faaidayso. 💯👏🎊
mahadsanidin @goleteam inaan wadaagno khibradaheena waxay inoo tahay inaan furasad wayn oo mustaqblka wax badan kabadali doonta.
- 1 upvote

