Poll
Features noocee ah ayaad jeclaan lahayd inaan soo kordhino?
Waxaan qorshaynaynaa waxa xiga ee aan ku dari doonno GOLE Network — codkaaguna wuxuu qayb ka yahay go’aanka.
Dooro hal feature oo aad hadda ugu baahan tahay. Natiijada codbixinta lama muujinayo ilaa aad codkaaga dhiibato, si aanay codadka hore u saameyn doorashadaada.
Codbixintu waxay xirmaysaa 7 maalmood gudahood.
Haddii aad hayso fikrad aan liiska ku jirin, faallo ku qor hoosta — waan akhrinaynaa dhammaan fikradaha aad nala wadaagto.
- App mobile ah — Android & iPhone, 0%
- Dhacdooyin & kulamo toos ah (Events), 67%
- Qolal cod ah oo tooska ah (Voice rooms), 33%
- Turjumaad Posts: Soomaali, Ingiriisi, Carabi, 0%
- Koorsooyin & waxbarasho (Courses), 0%
- Caawiye AI ah oo qorista ku caawiya, 0%
3 votesFinal result


